Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Qawadka waxaa caafimaad ahaan loo yaqaana “Tinea versicolor” waxaana uu kamid yahay cudurada ugu caansan ee ku dhaca maqaarka.
Hadaba Qaar kamid ah dhaqaatiiirta ka howl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala degamada dhoobley ayaa kawarbixiyay saamaynta cudurka Qawidka.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya