Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada dheer ee xiriirisa Xoosh illaa Ex- koontarool Afgooye, taasi oo dhex marta Degmooyinka Dharkeenley, Kaxda iyo Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinyesa