Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyinkii danbe ku talaabsaneysay Horumaro Ganacsi oo dhinacyo badan leeh taasi oo ganacsatada Magaalada hirgalinaysay Ganacsiyo kala duwan Qaar kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley ayaa ka hadalay sida loo Horumarin karo ganacsiga Dhoobley islamarkaana kor loogu qaadi karo dhaq dhaqaaqa Ganacsi ee Degmada waxayna Ganacsatada ugu baaqeen in Magaalada keenaan waxyaabo cusub oo aan horay u oo lin.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya