Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka KGS ay dadaal xoogan ugu jirta horumarinta waxbarashada kala duwan ee Dowlad Goboleedka KG ayaa Degmada baraawe ayaa lagu qabtay kulan loogaga hadlayay qorshaha Horumarinta Waxbarashada Degmada baraawe iyo Deegaanada Hoos yimaada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya