Kulan looga hadlayay ahmiyada doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland oo lagu qabtay degmada Xarfo.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada xarfo ee gobolka gobolka Mudug ayaa lagu qabtay kulankan oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyi gelin lahaa ahmiyada doorashoyinka qof iyo cod ee Puntland waxaana kulanka ka qeybgalay xubno kamid ah maamulka degmadaasi iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya