Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdaan Raashinka ah la garsiiyey Isbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Baydhabo, ayaa isugu jirtey Bur, Bariis Sonkor Baasto, iyo Saliid kaasi oo iska soo aruuriyeen Qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo, Dhalinyarada deeqdaan raashinka iska soo aruurisey ayaa waxa ay ka hadleen waxa ku dhaliyey in isbitaalkaan deeqdaan soo gaarsiyaan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa