Dhaqtarad ku taqasustey Xanuunada Nafsiga Oo ka hadashay Waxyaabaha ay Bulshada ka daaweyso.

0
118

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Drs Idil Awil Elmi Oo ah dhaqtarad ku taqasustey Xanuunada Nafsiga kaasi oo mudooyinkan dambe dadka soomaaliyeed ku soo dhax badanayay waxaana ka mid ah Welwelka, Waswaaska Cuqdada, Fikirka joogtada ah, Hadaba maxay tahay wax yaabaha ay Drs Idil u qabato marka qofka u yimaada intaas ku soo aragto.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa