Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha DFS Biixi Iimaan ayaa Magaalada Muqdisho ayaa ka daah furay tiro koob lagu sameynayo shaqaalaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya waxaana u sheegay in uu tiro koobkan uu noqon doono mid madax tiris ah si loo hubiyo shaqaalaha shaqada jooga.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa