Mid kamid ah Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel oo ku baaqay in laga qayb qaato horumarinta waxbarashada reer Miyiga.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xasan Mahdi Geedi Xasan Turkey oo kamid ah xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Guriceel oo dhawaan la sameyay oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay bulshada ku nool Degmada Guriceel iyo Maamulka Gobalka iyo cid walba oo ka qeyb qaadan karta in ay ka qeyb qaataan horumarinta waxbarashada gaar ahaan dadka reer Miyiga sideey u heli lahaayeen waxbarasho.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinya