Mid kamid ah Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka hadlay muhiimada jirdhiska u leeyahay caafimaadka.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jimicsiga jirka waxaa u muhiimad iyo wax tar u leeyahay qof kasta waxaa uu si gaar ah u ugu leeyahay qofka qaba macaanka noociisa labaad.

Hadaba Dr Shaafi Cabdi oo kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa kawarbixinaya muhiimada jirdhiska uu u leeyahay caafimaadka Bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya