Maamulka Madarsada Imaam Al Bukhaari ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay Xaalada Waxbarasho ee Madarasadaasi.

0
148

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley oo ah Magaallo saaran xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ah Magaallo uu ka socdo horumar dhanka waxbarashada ah, Madarasada Imam Al Bukhari waxaa ay kamid tahay madaarista lagu barto Qur’aanka kariimka ah iyo xifdintiisa taas oo ku taala xaafada Waabari ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya