Maamulka Nootaayada Arlaadi Oo Ka hadlay Waxyaabaha ay u Qabtaan Bulshada Magaalada Baydhabo.

0
138

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Abdulaahi Sheekh oo ah maamulka notaayada Arlaadi ee Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa uu Faafaahin ka bixiyey Adeegayada ay siiso notaayada arlaadi Bulshada ku nool magalada baydhabo iyo degaanada hoos yimaada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya