Dowalada hoose ee Burco oo daah furtay xafiisyo Cusub oo bulshada loogu adeego.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maayarka magaalada Burco Cabdirisaaq Ibraahin Cabdi ayaa afarta xaafadood ee ka gooban tahay Magaalada Burco ka furay laaman kala duwan oo dadka kaheli karaan adeegyada Dowladaha Hoose iyadoo ladiyaariyey shaqaalahii kashaqeyn lahaan laamaha Dowladaha Hoose.