Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo baratay cilmiga Computer-ka islamarkana shaqo ku waayay cilmigii ay barteen ayaa hadda ku dhiiraday inay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka hirgeliyaan goobo ama xarumo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay mareeyaan nolol maalmeedka qoysaskooda.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya