Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka bada dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo Kaashanaysa Mashruuca Xoojinta u Adkaysiga Aafooyinka (IRiS) ayaa Kulan wadatashi iyo Mudnaan siin u qabtey Iskaashatooyinka Kaluumeysiga Degmada baraawe iyo qaar ka mid ah kanbeniyada ka shaqeeya qeybo ka mid ah gobolka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya