Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo oo rajjo kamuuijay shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biirista ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo u dhaxeeya gudiga farsamada ee dalalka xubnaha ka ah dalla bariga afrika iyo DFS ayaa waxaa ay gudigan qiimeyn doonaan in somaliya ay u diyaarsan tahay ku biirista dallada bariga africa, Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS abshir cumar ayaa kawarbixiyay waxyaabaha soomaliya looga baahan yahay iyo khuburadan shirka ka qeyb galaya waxa ay qiimeynayaan

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa ka warramaya