Maamulka degmada Cadaado oo sheegay in deegaanada hoos yimaada Degmadaasi lagaarsiinayo adeegyada caafimaad ee ay ubaahanyihiin.

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Maamulka Degmada Cadaado Cabdiraxman Cabdullaahi Sheekh Cumar oo Warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in Dhammaan Deegaanada Hoos yimaada Degmadaasi lagaarsiinayo adeegyada caafimaad ee ay ubaahanyihiin.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya