Barakacayaal ku nool Kaamamka Baydhabo Oo Codsaday in gargaar la Soo Gaarsiiyo.

0
205

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeeryaha Barakacayaasha Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay waxaa weli soo gaaraya qoysas horleh, kuwasi oo ka soo Barakacayaan Deegaanadooda sababa ka xariirta Abaaraha Deegaanadooda saameysey,waxay waayeen Beerahooda xoolihii iyo deegaanka oo ka jirto Nabad guur isla markkasi aan laheyn Noolal Maalmeedka.

Cabdullaahi Cabdicasiis siraad.ayaa wabixintan ku eegaya