Gudoomiyaha ururka haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqday in laga hortago xad gudubyada haweenka Galmudug.

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayay Tababar u socday muddo  dhawr maalin ah qaar kamid ah xubnaha ururka haweenka caasimada Galmudug ee Dhuusmareeb.

Tababarkan ayaa ku saabsanaa kahortagga xadgudubyada lagula kaco haweenka iyo caruurta.Gudoomiyaha ururka haweenka Dhuusamareeb Dahabo Aadan ayaa ku baaqday in laga hortago xad gudubyada haweenka Galmudug.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya