WARARKA Olole caro buuxin ah oo laga sameeyay garoonka diyaaradaha deeganka raaskaabooni ee Jubbaland By admin - January 25, 2023 0 179 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka deegaanka Raas-kaambooni ee gobolka jubbada hoose ayaa si iskaa wax u qabso ah carro buuxin ugu sameeyay garoonka diyaaradaha ee laga hirgalinayo deegaanka. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-firdawsa-Olole-caro-buuxin-ah-oo-laga-sameeyay-garoonka-diyaaradaha-deeganka-raaskaabooni-ee-Jubbaland.mp3