Guddiga Gaadiidka iyo Tamarta ee Golaha Shacabka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga Gaadiidka iyo Tamarta ee Golaha Shacabka iyo Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya