Ururka Suxufiyiinta Gabdhaha Soomaaliyeed oo Tababar Kusaabsan Tiiraanyo Bixinta Kadaahfuray Magaalada Jowhar.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SWJO oo kaa shanaysa Xafiiska United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM ayaa Maanta Magaalada Jowhar kadaahfuray Tababar Saddax Maalmood socon doona oo ku saabsan tiiraanyo Bixinta, Tabinta Dhacdooyinka Murugada leh.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya