Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Noolaha dunida waxeey jecelyihiin ama naftooda tabtaa nabad! Qofkasta oo naga mid ah waxuu ku xiranyahay, oo naf ahaan, shaqsi ahaan, maskax ahaan iyo jir ahaanba ugu baahanyahay nabad, Nolol ma jireeyso, hadii ay nabad jirin, nabadna ma jireeyso hadii aysan nolol jirin.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa