Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxa ay kamid tahay Magaalooyinka ay soo gaareen Barakacyaasha ugu badan ee ku barakacay Gudaha Dalka saameyeena Abaaraha ba’an ee ku dhuftay qeybo badan oo kamid ah gobalada Dalkeena, Kaam jiroon waxaa uu kamid yahay kaamamka ku yaala Magaalada Dhoobley Kaamkan ayaa waxaa ku nool dad danyar ah oo ka soo barakacay Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Deegaanada u dhow Magaalada Dhoobley kuwaasi oo ay abaarta dhaafisay xoolihi ay dhaqan jireen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa