kulan Looga Hadlaayay ka Mid Noqoshada Dhalinyarada Ee Goobaha Lagu gaaro Go’aanada oo Lagu qabtay Jowhar.

0
172

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa xusul duub ugu jiro sidii qeyb fir fircoon Ay uga qaadaan lahaayeen goobaha lagu gaaro go’aanada maadaama ay waxbarteen islmarkaan ay door wanaagsan ka qaadan karaan  u adeegida bulshada markii ay qeyb ka Noqdaan hogaanada Sare.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya