Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Horumariyan Waxbarashada deegaanka.

0
118

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii dambe waxaa sii badanayay dhalinyarada waxbaratay inkasto ay wali jiraan dhalinyaro badan oo ka sii jeeda waxbarashada waxana dhalintaasi loogu baaqay in waxbarashada ay usoo jeystan oo ay ku dadaalan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Sirad.ayaa warbixintan ku eegaya