Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inuu bilaabi doono qaadista canshuurta guryaha Magaalada Muqidsho.

0
294

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu bilaabi doono qaadista canshuuraha guryaha kadib markii dib u habayn lagu sameeyay hanaanka qaadista canshuuraha.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa