Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 250 ardey oo iskugu jira agoon iyo danyar ayaa si lacag la’aan ah ku dhigata iskuulka daryeel ee Magaalada Baladweyne oo 11 sano ka hor ay aasaaseen dhalinyaro iskugu jira aqoonyahano iyo macalimiin.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa