Gudoomiyaha dhalinyarada degmada kismayo oo ka warbixiyay waxyaabah u qabteen bulshada

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa in  ay dhalinyro u badan yihiin  waxaa ayna dhaliyaradu haatan doorar muuqada ka qaataan horumarada dalkeena ka jira sida dib u dhiska dalka iyo ka qeyqadashada Nabadda.

Gudomiyaha dhalinyarada kismaayo abaadir cabdiraxman baashi ayaa ka hadlay waxyaabaha lataaban karo oo ay bulshada u qabteen inti uu dhisnaa ururka dhalinyarada degmada kismaayo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya