Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo kaga qayb galay Munaasabadda Daah-furka Ololaha Qaran ee Soomaaliya Cagaaran wejiigiisa deegaanada Koonfur Galbeed.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa