Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay go’aan ka soo baxay rugta ganacsiga iyo warshadaha Hirshabeelle taasoo ku saabsaneyd inay aqbaleen natiijada doorashadii rugta ganacsiga iyo warshadaha gobolka Hiiraan oo dhowr bilood ka hor ka dhacay magaalada Baladweyne.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa