Gabdhaha aqoonyahanada ah ee Dhuusamareeb oo sheegay in dhaqanku saamayn kuleeyahay ka qaybgal la’aanta Maamulka ee gabdhaha.

0
143

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyeed ee ku dhaqan gobolada kala gadisan ee dalkena Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa mudoyiinkii ugu dambeyeey uu xusul dubayay sidii ay kaga mid noqon lahaayeen maamulada kala gadisan ee dalka ka dhismaaya isla markana ayaa kaga dhaxmuuqan laahayen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawaramaysa