Daladda Nabadeeynta Dhalinyarada Kismaayo oo ka waramay Nabadda iyo ahmiya ay leedahay.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Nabadda ay muhiim u tahay aadanaha oo dhan ayaa waxaa haatan soo badanaya Dhalinyarada ka shaqeeyneyso Nabadda, Daladda Nabadeeynta Dhalinyarada Kismaayo oo loo asaasay ka shaqeeynta Nabadda  ayaa ka warbixiyay sida ay uga shaqeeyaan Nabadda iyo ahmiyadda ay u leedahay bulshada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya