Barakacayaasha ku nool kaam jiroon oo cabasho ka muujiyay biyo la’aan ka jirta kaamkaasi.

0
188

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka reer guuraga ah ee ku nool duleedka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa so foodsartay biyo la’aan baahsan kadib markii ay abaar daran ka dhacday guud ahaan dalka gaar ahaana Deegaanada Jubbalanad dadka Barakacayaasha ee ku nool kaam jiroon oo cabasho ka muujiyay biyo la’aan ka jirta kaamka ayaa inta badan haysanin waxyaabaha nolosha asaasiga u ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa