Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib socdaal shaqo oo gudomiyaha degmada guriceel ee gobolka galgaduud ee dowlad goboleedka galmudug uu ku tagay deegaanka dabayoodlay oo kamid ah deegaanada hoostaga degmadaasi ayaa kulan uu laqaatay bulshadaasi kala hadlay sare u qaadida waxbarashada iyo in caruurta ku dhaqan deegaakaasi lageeyo goobaha waxbarashada si loo badbaadiyo mustaqbalkooda iyo noloshooda, waxaana uu intaas ku daray dadka deegaanka in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin inay kala qeyb qaataan dhismaha iskuul deegaankaas ku yaala oo carshaan ka sameysan dadkana looga baahan yahay inay iyaguna ay gacan ka geestaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya