Shirka siyaasadda qaran ee kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
185

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamud Cabdiraxmaan Sheikh Farax (Beenebeene) oo ay wehliso Agaasimaha Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka Waara Marwo Zahra Abdi ayaa maanta soo xiray kullanka ansixinta Siyaasadda Qaran ee Kormeerka iyo Qiimeynta ee Soomaaliya.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya