Dhaqaatiirta Dhoobley oo door wanagsan ka qaadanaya yareynta faafitaanka cudurada halista ah.

0
170

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurada faafa Waa cudurada la isqaadsiiyo ee ku faafa una gudba qofba qofka kale Sidaa daraadeed dadka qaba cuduradan faafa waa in laga fogeeyaa dadka caafimadka qaba Cudurada ayaa ku faafa siyaaba kala duwan waana kuwa halistooda wataa hadii aan laga feejignaanin Qaar kamid dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay sida ay kaalintooda ugu qaataan yareenta faafida cudurada halista ah.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya