Ganacsatada Dhoobley oo door muhiim ah ka qaadanaya Hormarinta nabadda.

0
183

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii qaar kamid ah Ganacsatada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay doorka ay ganacstadu ku leeyihiin horumarinta nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa