Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq raashiin ah ugu qeybisay duleed magaalada kismaayo qoysas danyar ah oo ku nool tuulooyinka golo yar-yar’ wayaama geedow’ owxubaale’ xaar-xaar’ oo hoos yimaada magaalada Kismaayo.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya