Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka xarunta caafimaadka ee deegaanka Daarasalaam ee Soomaliland.

0
197

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Soomaliland ayaa deeq daawooyin ah kuwareejiyey Xarunta Caafimaadka hooyada iyo dhalaanka ee deegaanka Daarasalaam ee gobolka maroodi jeex.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan faah faahineysa