Arday baratay cilmiga Caafimaadka oo xaflad qalinjibin ah loogu qabtay deegaanka Balibusle degmada Jariiban.

0
182

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Balibusle oo kamid ah deegaanada dagmada Jariiban ee gobolka mudug ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjabinayeen In kabadan 11 Arday oo baratay maadada Caafimadka islamarkaan ka baxay iskuulka Ramadan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa