Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah furay Shirweynaha Banbaxa ee gobolka Banaadir.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo socon doono mudda sadax Cisho ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya