Bahda Isbortiska Dhoobley oo soo dhaweeyay garoon laga hirgaliyay Degmada.

0
250

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa mudooyinkii danbe ku talaabsaneysay horumaro kala duwan ayaa waxaa laga hirgaliyay Garoon Salax ah oo dhalinyaradu ku ciyaari doonaan Kubada Cagta taasi oo ay baahi weyn u qabeen sida ay sheegeen dhalinyarada ciyaarta kubada cagta.

Khadar Axmed salaan.ayaa kawarmaya