Ardayda Iskuulka Cumar Binu Khidaab oo qoray buug ku saabsan tayeynta Waxbarashada Dalka.

0
222

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah ardada wax ka dhigta iskuulka cumar binu khidaab ee magaaladq dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa qoray buug ay kaga hadlayaan tayeynta waxbarashada islamarkaana ay sheegeen ujeedada ay u qoreen inay tahay in la helo waxbarashada tayo leh.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya