Xaflad Lagu Dhiirigalinaayay Arday Dhameysatay Barashada Qur’aanka Kariimka oo Lagu qabtay Baladweyne.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen 24 arday oo baratay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madarasada nasru-diin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya