Dhalinyarada Jowhar oo ku Baaqay in laga qeyb qaato waxbarashada carruurta danyarta ah.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan ayaa sheegay in marka hore la raadiyo baahiyaha ka jira xaafadaha iyo degmooyinka Jowhar si looga saaro jahliaga carruurta aan waxbaran ee ay dhaleen danyarta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa