WARARKA Dhir Cagaaran oo aysan cuni karin xoolaha oo lagu beeray Wadooyinka Magaalada Garoowe. By admin - January 10, 2023 0 147 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caasimadda dowlad goboleedka Puntland gaar ahaan jidka sodonka ee Magalaada Garoowe ayaa lagu beeray dhir aad ufara badan oo aysan cuni karin xoolaha. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-khadar-Dhir-Cagaaran-oo-aysan-cuni-karin-xoolaha-oo-lagu-beeray-Wadooyinka-Magaalada-Garoowe.mp3