Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan xaruunta Dowlada hoose, xubnaha golaha deegaanka degmadaasi oo uu shir gudominayay gudomiyaha Degmada Gaalkacyo Cabdiraxman Sheekh Xasan islamarkana ay geesaha ka fadhiyeen gudomiye kuxigeenka iyo xog haya degmada ayaa golahu kalfadhigooda 6-aad kulankiisa koowaad waxaa ay ku ansaxiyeen 10 ajende oo uu sheegay gudomiyuhu inay yihiin kuwa looga hadli doono kalfadhiga 6-aad inta uu socdo.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya