Macalimiinta Dhoobley oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay Barashada Luuqada Carabiga.

0
119

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Luuqada carabiga ayaa kamid ah luuqadaha Aduunka ugu Qadiimsan islamarkaana ah luuqad ay ku hadlaan Bulsho aad u tiro badan sido kalana ahLuuqada uu ku soo daagay Qur’aanka Kariimka taasi oo mudnaan gooni ah siisay Barashada Carabiga qofka Bartana ay u sahlanaaneyso Barashada Diinteena Suuban, qaar kamida macaliminta wax ka dhiga iskuulaadka ku yaalo Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Inooga warbixiyay Mudnaanta ay leedahay luuqadan Iyagoo islamarkaana ugu baaqay ardayda iyo bulshada kalaba in ay ku dadaalaan barashada luuqadan ayna mudnaan gaar ah siin.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa