Maamulka Degmada Baydhabo oo lawaregay agab xafiiseed loogu talagalay Dowladda Hoose.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad oo ay soo agaasimtay wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka koonfur galbeed ayaa lagu qabtay xaruunta wasaarada
Munaasabada oo u jeedkooda ahaa wareejinta agab xafiiseed loogu tala galay xafiisyada dowlada hoose Agab xaiifeedsaad oo isugu jiray agabka xafiiska canshuurta iyo guryaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya